Xasan Sheekh: Dadka Soomaaliyeed waxay aaminsan yihiin in Al-shabaab laga adkaan karo

africa-news-headlines-boulevard

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay aaminsan yihiin in la joogo xilligii laga adkaan lahaa ururka Al-shabaab, isaga oo sheegay in falalka ay ku kacaan ay yihiin kuwa hagardaamo ah oo ka fog diinta Islaamka.

This post was originally published on this site

Leave a Reply

Your email address will not be published.