Xaaladda deegaanka Qararro oo dagaal uu ka dhacay

africa-news-headlines-boulevard

Xaaladda Deegaanka Qararro ee dagmada Buuhoodle ayaa degen maanta halkaas oo shalay ay ku dhinteen laba qof lix kalana ay ku dhaawacmeen kadib dagaal ka dhacay.

 

Dagaalka ayey dadka degaanku sheegeen inuu u dhexeeyey laba ciidan oo degaanka ah balse kala taabcsan Somaliland iyo Puntland. Mas’uuliyiinta Somaliland iyo Puntland ayaan weli rasmi ahaan uga hadlin iska horimaadkan.

 

Cabdikarii Olol ayaa warbixintan inoo soo diray.

 

This post was originally published on this site

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *