Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad ka socda shirka culimada Soomaaliyeed oo ay isugu yeertay dawladda Soomaaliya loogana wada hadlayo mowqifka culimada ee Al-Shabaab, taageerada dawladda iyo samaynta hay’adda culimada.
Shirka Culimada oo maalintii labaad ka socda Muqdisho
