Waxaa maanta dekedda magaaladda Boosaaso lagu qabtay munaasibad uu madaxaeyynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ku dhagax dhigay dhismaha iyo ballaarinta dekedda Boosaaso, waxaana mashruucan fulinaya shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.
Shaqada ballaarinta dekadda Boosaaso oo la daah-furay
