Muxuu socdaalkii Xasan Sheekh ka beddeli karaa dagaalka Al-Shabaab

africa-news-headlines-boulevard

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa toddobaadkii tegay booqday gobollada dhexe ee dalka si uu u dhiirigeliyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab.

 

Socdaalka madaxweynaha iyo waxa uu tari karo dardar galinta dagaalka laga soo horjeedo Al-Shabaab ayaa waxaa ka hadlay aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

 

Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste.  

 

 

 

This post was originally published on this site

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *