Somalia Haweenka iyo Qoyska: Caqabadaha soo wajaha ganacsiga dumarka Soomaaliyeed Somalia Staff Writer January 25, 2023 0 Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay caqabadaha soo wajaha ganacsiga dumarka Soomaaliyeed. Waxaa marti ku ah Caasha Caagane oo ka mid ah ganacstada Soomaaliyeed. Waxaa soo jeedineysa Maryan Maxamuud Barre. Â This post was originally published on this site
Maamulka Kismaayo oo bulshada ku dhiirigeliyey ‘inay ka qaybgalaan hawlgallada ka dhanka ah al-Shabab’ January 30, 2023
Adeega Internetka oo dib loogu soo celiyey qaar ka mida deegaanadii laga saaray al-Shabaab January 29, 2023