Ciidamo isku diyaarinaya inay duulaan ku qaadaan Ceelbuur

africa-news-headlines-boulevard

Waxaa dhaq dhaqaaq militari oo xooggan laga soo sheegayaa gobolka Galguduud oo ciidamada Galmudug iyo kuwa dowladda ay duulaan ku yihiin magaalada Ceel Buur.

This post was originally published on this site

Leave a Reply

Your email address will not be published.