• Loading stock data...
africa-news-headlines-boulevard
Somalia
Somalia Staff Writer

NISA oo sheegatay dilka 15 ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ee NISA ayaa sheegatay dilka ‘ugu yaraan 15 ka tirsam maleeshiyada Al-shabaab’ kadib howlgal qorsheysan oo ay ka fulisay deegaanka Buulo Madiino oo tirsan gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay warsaxaafaded kasoo baxay dowladda Soomaaliya.

Read More »
africa-news-headlines-boulevard
Somalia
Somalia Staff Writer

Madaxweyne Xasan oo booqday degaanka Nuur-dugle

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday degaanka Nuur-dugle ee gobolka Shabeellaha Dhexe oo ka mid ah goobaha ciidamada Xoogga dalka iyo shacabka oo iskaashanaya ay ka saareen Al-Shabaab.

Read More »
africa-news-headlines-boulevard
Somalia
Somalia Staff Writer

Barakacayaal indho fiiqis loogu sameeyey Baydhaba

Mas’uuliyiinta maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gargaar caafimaad oo dhinaca indhaha u fidiyey qaar ka mid ah dadka barakacayaasha ah ee ay saameeyeen abaaraha waddanka ka jira.

Faahfaahinta warbixintan waxa inoo soo diray weriyahayaga Mukhtaar Maxamed Catoosh oo la kulmay qaar ka mid ah dadka ka faa’iidaystay.

 

Read More »
africa-news-headlines-boulevard
Somalia
Somalia Staff Writer

Dagaal ka dhacay saldhigga Daynuunay oo ay weerareen Al-Shabaab

Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in saaka dagaal uu ka dhacay saldhigga Daynuunay ee ciidamada dawlada Soomaaliya oo 18 km ka baxsan magaalada Bayadhaba.

 

Dagaalkan ayaa dhacay kadib markii ay soo weerareen maleeshiyada urur Al-Shabaab.

 

Warbxintan waxaa inoo soo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.

 

 

 

 

 

 

Read More »
africa-news-headlines-boulevard
Somalia
Somalia Staff Writer

Xaaladda deegaanka Qararro oo dagaal uu ka dhacay

Xaaladda Deegaanka Qararro ee dagmada Buuhoodle ayaa degen maanta halkaas oo shalay ay ku dhinteen laba qof lix kalana ay ku dhaawacmeen kadib dagaal ka dhacay.

 

Dagaalka ayey dadka degaanku sheegeen inuu u dhexeeyey laba ciidan oo degaanka ah balse kala taabcsan Somaliland iyo Puntland. Mas’uuliyiinta Somaliland iyo Puntland ayaan weli rasmi ahaan uga hadlin iska horimaadkan.

 

Cabdikarii Olol ayaa warbixintan inoo soo diray.

 

Read More »

Home

Sign Up
For Newsletter

Hottest articles on your inbox!

Popular African and Diaspora news Video

Publications